Qeexid

"(f.g)Wax baac ku cabbirid."

Qeexid Kale

(f.mg) U b.: gacan, ul iwm ayadoo cid lagu cabsi gelinayo u taagid.

Qeexid Xigta

(f.g) Wadaan ceel ku jirta ayadoo gacmaha la geynayo madaxa ka kor dawliska jiidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive