Qeexid

"Qof si qarsoodi ah xog u uruuriya una gudbiya meelaha ay qusayso (qaran, urur, qof iwm); basaas."

Qeexid Xigta

Qof dadka hadalka isaga qaada oo isku dira; warxungee. ld jaajuus1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine