Maahmaahyo
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. Dec 13, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag. Dec 13, 2025
Ban waraabiyo gaala baqataba baraa la helaa. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan, bari uma korodho. Dec 13, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso. Dec 13, 2025
Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku… Dec 13, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa. Dec 13, 2025
Bilaysini Bir ka adag. Dec 13, 2025
Bir baa bir goysa. Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa. Dec 13, 2025
Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi l… Dec 13, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan. Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… Dec 13, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel ma buuxiso. Dec 13, 2025
Caqli: Dugaag sankuu ka galay; Xoolo, sankuu ka g… Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee? Dec 13, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa. Dec 13, 2025
Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho. Dec 13, 2025
Daawo tiro wax kuma tarto. Dec 13, 2025
Dab iyo xanuun meel ma wada fadhiistaan. Dec 13, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh. Dec 13, 2025
Dameertu inta aanay cida baran ayey dhuusada bara… Dec 13, 2025
Dantaada derin karkaranna waa loogu seexdaa. Dec 13, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee. Dec 13, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada. Dec 13, 2025
Dhaliili dhaban bay ku taal. Dec 13, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. Dec 13, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. Dec 13, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto. Dec 13, 2025
Doqonkii lumay oo la soo helay wuxuu yiri; “Maxaa… Dec 13, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka (qudhunka) ugu jiraa. Dec 13, 2025
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga. Dec 13, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. Dec 13, 2025
Falaadhi gilgilasho kaagama godo. Dec 13, 2025
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo. Dec 13, 2025
Far kaliyihi waji ma maydho. Dec 13, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan. Dec 13, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. Dec 13, 2025
Farsamo xumo, futada cankeeday ku goysaa. Dec 13, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara. Dec 13, 2025
Geel indho kuul muxuu ka kasaa? Dec 13, 2025
Geel laba jir soo wada mar. Dec 13, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… Dec 13, 2025
Geelow geed walba daaqdaye, markaad Ciin daaqdaa … Dec 13, 2025
God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn,… Dec 13, 2025
Gudineey ima goyseen, haddaan badhkay kugu jirin. Dec 13, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa… Dec 13, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho. Dec 13, 2025
Hadal waa margi. Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadal waayeel waa guudmar. Dec 13, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa … Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. Dec 13, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo. Dec 13, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho. Dec 13, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha. Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. Dec 13, 2025
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta. Dec 13, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. Dec 13, 2025
Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto. Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. Dec 13, 2025
Jinni, Ninkii keenaa bixiya. Dec 13, 2025
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayd… Dec 13, 2025
Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa l… Dec 13, 2025
Martidu iyadaa kala naxda. Dec 13, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. Dec 13, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan. Dec 13, 2025
Nimaan hadlin habartiina wax ma siiso. Dec 13, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela. Dec 13, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin. Dec 13, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo. Dec 13, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn. Dec 13, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn Dec 13, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto. Dec 13, 2025
Qofkii aragiisu ku deeqaa oontiisuna ku deeqdaa. Dec 13, 2025
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga. Dec 13, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi. Dec 13, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa. Dec 13, 2025
Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib. Dec 13, 2025
Shir naagood oo shan dhaafay waa shar. Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho. Dec 13, 2025
Wadaad waa nin Dec 13, 2025
Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte. Dec 13, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa. Dec 13, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. Dec 13, 2025
labo qaawani isma qaado. Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan. Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. Dec 13, 2025

Ban waraabiyo gaala baqataba baraa la helaa.

Ban waraabiyo gaala baqataba baraa la helaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.