Maahmaahyo
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa.
Dec 13, 2025
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo.
Dec 13, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa.
Dec 13, 2025
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Dec 13, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu…
Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe.
Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo.
Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo.
Dec 13, 2025
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan.
Dec 13, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk…
Dec 13, 2025
Barasho horteed ha i nicin.
Dec 13, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa.
Dec 13, 2025
Belaayo kaa sii jeeda layskuma soo jeedsho.
Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso.
Dec 13, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa.
Dec 13, 2025
Caano Jiilaal canba canbid.
Dec 13, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way…
Dec 13, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama…
Dec 13, 2025
Carruurey cayntaa ba´day.
Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana.
Dec 13, 2025
Casarkii wixii kugu dhacaa cishihii lagugu caayaa.
Dec 13, 2025
Ceesaan ninkii weyddiinteda kugu dhiba kaxaynteed…
Dec 13, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan.
Dec 13, 2025
Ciise socod kuma laabna, abeesona samir kuma laab…
Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa…
Dec 13, 2025
Ciyigii waa ka beryey qofkii cunay baa ka liita.
Dec 13, 2025
Dad wax ugu liita ma tashe ma toshe ma tashiishe.
Dec 13, 2025
Dagaal qofbaa ku dhintee qof kuma dhasho.
Dec 13, 2025
Dawaco meeshay macal idood ku baratay, macaluul u…
Dec 13, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa.
Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays.
Dec 13, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada.
Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh.
Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax…
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba…
Dec 13, 2025
Dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro.
Dec 13, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa.
Dec 13, 2025
Doqoni calaf ma leh.
Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa.
Dec 13, 2025
Doqontu xeerna ma hoyso, xoolana ma hoyso.
Dec 13, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka ugu jiraa.
Dec 13, 2025
Far bugtaa, Faro ka dheer.
Dec 13, 2025
Far keliya Fool ma dhaqdo.
Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan.
Dec 13, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara.
Dec 13, 2025
Gacmo wada jirbay wax ku goyn karaan.
Dec 13, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay.
Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo.
Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan.
Dec 13, 2025
Habaar waalid ma hadho.
Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha.
Dec 13, 2025
Hadal iyo hablaba duco la’aan bay tarmaan.
Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn…
Dec 13, 2025
Haddaad tagto meel lagu il laayahay ishaa layska …
Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l…
Dec 13, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday.
Dec 13, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa …
Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh.
Dec 13, 2025
Intaadan falin ka fiirso.
Dec 13, 2025
Intii orod jirey, kuftinna way jirtey.
Dec 13, 2025
Isla weyn, dooro weyn.
Dec 13, 2025
Isma’og aqalkiibay aslaysaa.
Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon.
Dec 13, 2025
Naago jileec iyo naxariis midna wax kuma laha.
Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh.
Dec 13, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo.
Dec 13, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto.
Dec 13, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela.
Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo.
Dec 13, 2025
Qaybshe qad ama qaaday.
Dec 13, 2025
Qofkii aragiisu ku deeqaa oontiisuna ku deeqdaa.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro.
Dec 13, 2025
Rag walaalow wuxuu ku dhaamo la waa.
Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita, ma hadle ma heenseeye, ma haa…
Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid
Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda.
Dec 13, 2025
Saddex wer-werkay kugu kordhiyaan: Faraska xun, n…
Dec 13, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa.
Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka…
Dec 13, 2025
Tuhun waa sed.
Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha.
Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho.
Dec 13, 2025
Walaalkaa dhuux tagoogaa loogu soo subkadaa (dhaa…
Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa.
Dec 13, 2025
Wax la dhalay iyo dhul baa loo marti yahay.
Dec 13, 2025
Wax rag kaa galay rako kaa gale.
Dec 13, 2025
Waxaanad filanany iyo fallaari waa kaa fajiciyaan.
Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan.
Dec 13, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa.
Dec 13, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha.
Dec 13, 2025
jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis.
Dec 13, 2025
kibir wuxu kaa saaraa hadhka meelse kuma geeyo.
Dec 13, 2025
laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa.
Dec 13, 2025
labo qaawani isma qaado.
Dec 13, 2025
waxaanad heli karayn waxaanad u baahnayn baa laga…
Dec 13, 2025
Barasho horteed ha i nicin.
Barasho horteed ha i nicin.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com