Maahmaahyo
Aar qoyey dacawo la mood.
Dec 13, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo.
Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Dec 13, 2025
Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali…
Dec 13, 2025
Afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaag…
Dec 13, 2025
Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadm…
Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo.
Dec 13, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago.
Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa.
Dec 13, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye.
Dec 13, 2025
Been doode been buu dhaartaa.
Dec 13, 2025
Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kal…
Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso.
Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa.
Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay.
Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil.
Dec 13, 2025
Carab iyo ilkaa cid isugu dhaw iyana weeys qaniin…
Dec 13, 2025
Ceesaantii arigeeda diidda orgi shisheeyaa saarta…
Dec 13, 2025
Col iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa.
Dec 13, 2025
Dacas iyo dameeraba lama kala laha.
Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul.
Dec 13, 2025
Dameertu inta aanay cida baran ayey dhuusada bara…
Dec 13, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha.
Dec 13, 2025
Dawaco geel ma cunto.
Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku…
Dec 13, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa.
Dec 13, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa.
Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee?
Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi,dhusuntaa far koo galiyee …
Dec 13, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada.
Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo.
Dec 13, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro.
Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw.
Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib…
Dec 13, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee…
Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa.
Dec 13, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka (qudhunka) ugu jiraa.
Dec 13, 2025
Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso.
Dec 13, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan.
Dec 13, 2025
Fullaw guuli kuu dhawaydaa.
Dec 13, 2025
Gaashaan qaad ma anbado.
Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin.
Dec 13, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa.
Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan.
Dec 13, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga.
Dec 13, 2025
Geesi allaahay ma xilo.
Dec 13, 2025
Gorgortan saaxiib iyo walaal toona ma yaqaan.
Dec 13, 2025
Guur marka hore waa sino dhuuban yahay, marka dam…
Dec 13, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd.
Dec 13, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa.
Dec 13, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa.
Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma.
Dec 13, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis…
Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa.
Dec 13, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato.
Dec 13, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh.
Dec 13, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya.
Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso.
Dec 13, 2025
Intii orod jirey, kuftinna way jirtey.
Dec 13, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan.
Dec 13, 2025
Ma taagtaa baad guurtaa, mise taako-taako.
Dec 13, 2025
Ma waxaad yeeshaa, wax naftaada u fiican oo wiilk…
Dec 13, 2025
Madiidaan la’aan waa la midgoobaa.
Dec 13, 2025
Magaca, magta iyo maganta.
Dec 13, 2025
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo.
Dec 13, 2025
Marti iyo maydba waa la muquunshaa.
Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo.
Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan.
Dec 13, 2025
Naaguhu hoosiis bay hadh moodaan.
Dec 13, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya.
Dec 13, 2025
Nimaan kuu furu doonin yuusan kuu rarin.
Dec 13, 2025
Nimay meeli buktaa isagay balbashaa.
Dec 13, 2025
Nin aan dulqaadasho lahayni waa geel aan horwayn …
Dec 13, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn.
Dec 13, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan.
Dec 13, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto.
Dec 13, 2025
Qosol hiil leh.
Dec 13, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Ragi sadex bay ku kala baxaan , wax tegay ka hadh…
Dec 13, 2025
Sagaaro, mindhaa ima barato.
Dec 13, 2025
Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib.
Dec 13, 2025
Shir looma wada uunsiyo.
Dec 13, 2025
Shir naagood oo shan dhaafay waa shar.
Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran.
Dec 13, 2025
Ul jiiftaa ma jabto.
Dec 13, 2025
Wadar iyo waaxid yaa waalan.
Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan.
Dec 13, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa.
Dec 13, 2025
Xornimo adaa ku noole,iyadu kuguma noola.
Dec 13, 2025
inta aanad falin ka fiirso.
Dec 13, 2025
jacayl biri ma gawso.
Dec 13, 2025
lax gawracan maqaarsiib kuma xanuunsato
Dec 13, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa.
Dec 13, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni…
Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan.
Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa.
Dec 13, 2025
xaasidaw xoogga beel.
Dec 13, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye.
Basari buulkeeda bayaayo waaye.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com